Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Wasaarada Arrimaha dibadda oo ka digtay in loo safro Masar

La daabacay tisdag 23 december 2014 kl 16.00
Demonstranter i Kairo. Foto: Ibrahim Ezzat/TT.
Demonstranter samlade nära Tahrir-torget i Kairo på lördagskvällen. Foto: Ibrahim Ezzat/TT.

Wasaarada arrimaha dibada Sweden ayaa ka digtay in loo safro waddanka Masar, sababo la xidhiidha amni daro awadeed. Wasaarada arrimaha dibada ayaa ka dayrisay safarada loogu baqoolayo dhamaan degaanada jasiiradaha Siinaay iyo guud ahaan safarada aan daruuriga ahayn ee ku aadan waddanka Masar

Goobaha loo dalxiis tago ee xeebta badda cas ee dhinaca webiga Niilka, gaar ahaan degaanada u dhaxeeya Luxor iyo Abu Simbel ayaa laga dayriyay in loo dalxiis tago. Geesta kale wasaarada arrimaha dibadda Sweden ayaan ku talinayn in diyaarad lagu bedelo ama transit lagu noqdo ge’geida diyaaradaha ee caasimada Qaahira.

Isha: TT 

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".