Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Masjidka Eslöv oo dab qabsaday

La daabacay måndag 29 december 2014 kl 09.52
Moske
1 av 3
I natt brann det på moskén i Eslöv. Foto: Leif Hagblom/Sveriges Radio.
Utblåsta fönster, moskébrand Eskilstuna. Foto: Jonas Carnesten/Sveriges Radio.
2 av 3
Fönstren blåstes ut vid den kraftiga branden i en moské i Eskilstuna. Foto: Jonas Carnesten/Sveriges Radio.

Xalay ayaa waxaa dab ka holcay masjid ku yaal degmada Eslöv. Shaqaalaha gargaarka deg dega ee dab demiska ayaa ka shakisan in dabkani ahaa mid qorshaysan. Sidoo kalena markii ay goobta masjidka soo gaadheen ayaa waxaa dabku ka holcaya gudaha iyo dibada masjidka.

Masjidkan ayaa sidoo kale bishii november loo geystay weerar, iyadoo markaa la burburiyay daaqadihiisa.

Geesta kale, waxaa dab qabsaday usbuucii hore masjidka soomaalida ee magaalada Eskilstuna, halkaas oo markii masjidka dabku qabsaday ay dad ku sugnaayeen, kuna dhaawacmeen shan ruux.

Si kastaba ha ahaate ilaa 12 jeer ayaa masaajido wax loo gestay sannadkan gebo geboda ah ee 2014. 

Isha: Ekot, TT

samir.dualeh@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".