Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Baraf buux dhaafiyay guud ahaan waddooyinka waddanka

La daabacay måndag 29 december 2014 kl 14.00
Snö i Kalmar. Foto: Nick Näslund/Sveriges Radio
1 av 3
Foto: Nick Näslund/Sveriges Radio
Snö i Härnösand.
2 av 3
Det har kommit mycket snö i Härnösand under natten och morgonen. Foto: Ulla Öhman/SR
Foto: TT.
3 av 3
Foto: TT.

Waxaa jirta khatar kadeed badan oo ka taagan xaalada jidadka ee guud ahaan waddanka oo dhan, sida ay ka digayso hey’adda gaadiidka.

Laga bilaabo xeebta gobolka Småland waxaa yaala baraf, sidoo kale waddooyinka baabuurto marto ayaa ah barafoobay. Sidoo kale qaybo badan oo ka mida waqooyiga dalka ayaa ku sugan xaaladan.

Gobolka Skåne-ha ayaa isaga wax dhibaato ahi kama jiraan waddooyinkiisa, sida laga soo xiganayo hey’adda gaadiidka.

Isha: TT

samir.dualeh@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".