Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Tirada keli noolayaasha oo yaraatay

La daabacay måndag 29 december 2014 kl 15.00
Villor och i bakgrunden ett flerfamiljshus. Foto: Henrik Montgomery /TT.
Mer för pengarna utanför Stockholm. Foto: Henrik Montgomery /TT.

Warbixin cusub ayaa sheegaysa in tirada dadka keligood nool ee waddankan Sweden ay yaraatay, iyada oo hoos u dhacday boqolkiiba 37. Sida ay qoraysa jariirada Hem och Hyra

Hans-Åke Palmgren oo ah baadhe ka hawlgala hey’adda guryeynta ayaa wakaalada wararka ee TT u sheegay in ay middani ku leg leedahay suuqa guryaha oo aanay hadda fududeyn in qofku si fudud uu hadda ula qabsan karo. Isaga oo ka wada in aanay hadda fududeyn in qofku heli guri uu keligii dego.

Palmgren ayaa sheegay in sidoo kale middan ay sababi karto dhismaha guryaha oo yar iyo dadka tirada dadka oo kordhaysa. 

Isha:TT

samir.dualeh@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".