Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Bulshada Sweden oo qaanac ka taagan rashka sannadka cusub

La daabacay tisdag 30 december 2014 kl 11.30
Fyrverkerier
1 av 2
Imorgon smäller det. Foto: Silvia Izquierdo /TT
Foto: Jan Collsjöö/TT.
2 av 2
Foto: Jan Collsjöö/TT.

Sannad kasta tiro dad oo boqolaal ah ayaa ku waxyeelowda rashka la rido sannadka cusub. Hadda ayaa dad badani rabaan in la xadiido rashka ama gebi ahaanba la mamnuuco, sidaa waxaa daaha ka fayday baadhitaan cusub oo ra’yi ururin ah

Baadhitaanka oo ay samaysay shirkada caymiska ee magaceeda la yidhaahdo If, ayaa shaaca ka qaaday in boqolkiiba 15 bulshada reer Sweden ay qabaan in gebi ahaanba la mamnuuco rashka loogu dabaal dego sannadka cusub. Middan ayaa aad uga badan haddii la barbar dhigo tirada dadka sidan qabay sannadii 2010 oo ahayd boqolkiiba 8.

Geesta kale, tobbankii qofba afar ka mid ah ayaa qaba in la xadido rashka.

Isha: SVT

samir.dualeh@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".