Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Qiimaha shidaalka oo hoos u dhacaya

La daabacay tisdag 30 december 2014 kl 16.30
Tankning vid bensinstation. Karin Svensson Smith. Foto: Christine Olsson/Fredrik Persson/TT.
1 av 2
Foto: Christine Olsson/Fredrik Persson/TT.
Trafikkaos. Foto: Nick Näslund/Sveriges Radio
2 av 2
Foto: Nick Näslund/Sveriges Radio

Qiimaha shidaalka ayaa hoos u sii dhacaaya, ka dib markii shirkadaha hormoodka ka ah suuqa shidaalku ay hoos u dhigeen qiimaha 10 senti, iyaga oo ka dhigay 12:33 koroon halka litir ee baasiinska sumadiisu tahay 95

Sidoo kale, qiimaha naaftada ayaa la dhimay 10 senti, oo imika qiimaha halka litir wuxuu marayaa 12:62 koroon. Qiimaha shidaalka ayaa hoos u dhacayay tan iyo waqtigii dayrtii. Markaas oo halka litir qiimihiisu uu ahaa 15 koroon. Hadda ayaa qiimuhu halkii ugu hoosaysay marayaa tan iyo sannadii 2010.

Isha: TT

samir.dualeh@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".