Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Tirada maalqabeenada reer Sweden oo korodhay

La daabacay tisdag 30 december 2014 kl 15.00
pengar sedlar Foto Christine OlssonTT
Foto: Christine Olsson/TT

Waxaa aad u kordhay maalqabeenada reer Sweden. Tirada bilyan dheerka reer Sweden ayaan hore u tirada ay hadda yihiin u gaadhin. Waxaa hadda jira 147 qof reer Sweden oo haysta lacag gaadhaysa hal bilyan oo koroon iyo wax ka badan

Sidaa waxaa shaaca ka qaaday jariirada Veckans affärs, oo soo saartay liisto dheer oo ay arrimahan kaga faaloonayso. Liiskan waxaa hogaanka u haya mulkiilaha shirkada Ikea Ingvar Kamprad, halka kaalinta labaadna uu ku jiro ninkan iska leh dukaanka dharka ee HM Stefan Persson.

Liiskan waxaa hadda ku soo biiray Zlatan Ibrahimovic oo ku jira kaalinta 142 isaga oo haysta hal bilyan oo koroon.

Isha: P3 Nyheter 

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".