Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Mudaharaadkii qaxoontiga Östersund oo soo afjarmay

La daabacay fredag 2 januari 2015 kl 18.00
Asylsökande i Grytan utanför Östersund visar upp lappar med bussens avgångstid. Foto: Annelie Lanner/SR
Asylsökande i Grytan utanför Östersund visar upp lappar med bussens avgångstid. Foto: Annelie Lanner/SR

Ku dhawaad 35 ruux oo qaxooti ah oo diiday in ay ka degaan bas ay saarnaayeen oo u siday xero qaxooti oo ku taal banaanka Östersund ayaa soo af meeray mudaharaadkoodii. Dadkan qaxootiga ah ayaa labo caano maal ku sugnaa baskan dushooda. Kuna andocoonayay in lagu celiyo magaalada Malmö oo ah meeshii laga soo qaaday.

Hadda ayaa idaacada P4 Jämtland ayaa hadda xaqiijisay in Laanta Socdaalku ay dadkan qaxootiga ku qancisay in ay degaan xaruntan loo asteeyay, halkaasna laga rari doono saddex bilood ka dib.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".