Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Boqolaal lagu khiyaameeyay shaqo aan jirin

La daabacay måndag 5 januari 2015 kl 14.45
C/Raxmaan: Weli ima soo marin tanoo kale
(7:54 min)
Osorterade lagervaror i korridoren före projektet Vårdnära service.
Osorterade lagervaror i korridoren före projektet Vårdnära service.

Dad ka badan boqol qof ayaa lagu khiyaameeyay shaqo aan jirin magaalada Växjö ee gobolka Småland. Dadkan ayaa saaka ka soo xaadiray xarunta shirkada Alwexs oo ah mid shirkadaha qaata shaqaalaha bakhaarada

Dadkan ayaa qoray heshiis ay ku saxeexeen shaqo gelin, balse shirkada ayaan garanayn wax shaqo ah oo ay dad siisay iyo codsiga shaqo ee dadkan.

Ciidamada ammaanka ayaa saaka meesha yimi si ay hawshan wax uga ogaadaan. Dad badan ayaa shaqadan cusub si ay saaka u bilaabaan isaga casilay shaqooyin rasmi ah oo ay hore u hayeen, sida ay ku waramayso jariirada Smålandsposten

Isha: /P3 Nyheter, Smålandsposten

samir.dualeh@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".