Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Dabkii ka holcay masaajidka Eskilstuna oo shil looga shakinsan yahay

La daabacay måndag 5 januari 2015 kl 17.00
E Djamia andi Eskilstuna. Foto: Pontus Stenberg
E Djamia andi Eskilstuna. Foto: Pontus Stenberg

Dabkii qabsaday masaajidka magaalada Eskilstuna oo hadda ay soo wareegtay toban maalmood, isla markaana uu boolisku sheegay in uu ahaa isku day dil. Hadda ayaa boolisku tuhmayaa in dabkaasi uu ahaa mid si shil ah u qabsaday masaajidka

Sida laga soo xiganaya shaashada la iska daawado ee TV4, booliska ayaa hadda gacanta ku haya fikir ah in dabkaasi ahaa mid si ka’ma ah u qabsaday goobtaas.

Isha:TV4

samir.dualeh@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".