Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Booliska oo wada baadhitaano la xidhiidha shaqadii been abuurka ahayd

La daabacay onsdag 7 januari 2015 kl 16.00
Vad var det som hände i Växjö? Troligen en tragedi men också likt en trailer för Blåsningen. Foto: Sveriges Radio
Vad var det som hände i Växjö? Troligen en tragedi men också likt en trailer för Blåsningen. Foto: Sveriges Radio

Maalinimadii isniinta ayaa boqolaal qof loogu yeedho shaqo, halkaas oo ay ugu soo kaleheen in ay ka hawl galaan goob bakhaar ah, balse aanay ugu iman wax shaqo ah ama masuuliyiin ah.

Imika ayaa shaqadan been abuurka ah waxaa lagu tuhunsan yahay nin 43-jir ah. Booliska ayaan weli garanayn waxaa uu ninkan ka faa’iday in uu shaqo been ah dadkan ugu yeedho. 

Isha: TT

samir.dualeh@sr.sr

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".