Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Banbaano laga helay Göteborg

La daabacay onsdag 7 januari 2015 kl 17.00
Bombhot i Biskopsgården. Foto: Carina Holmberg
Bombhot i Biskopsgården. Foto: Carina Holmberg

Bushqad laga soo buuxiyay waxyaabo looga shakiyay banbaamo ayaa laga helay goonbta Länsmansgården ee Hisingen ee magaalada Götebrog. Bushqada ama bacdan waxaa ka buuxay waayiro iyo baaruud

Bushqadan waxaa arkay nin, isaga oo la xidhiidhay booliska garaacayna lambarka deg dega ah ee 112, halkaas oo markii boolisku ay yimadeen ay dadka ka daad gureeyeen guryihii gobtaas ka ag dhawaa, sidoo kale ay xidheen isu socodka gaadiidka ee goobtaas.

Si kastaba ha ahaate, booliska ayaa burburiyay bushaqadan iyo wixii ku jirayba. 

Isha: TT

samir.dualeh@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".