Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Dawlada ayaa rabta in siyaasada cimilada loo dejiyo hanaan

La daabacay torsdag 8 januari 2015 kl 14.33
Министр экологии Оса Ромсон. Фото: flickr.com
Министр экологии Оса Ромсон. Фото: flickr.com

Dawlada ayaa rabta in siyaasada cimilada loo sameeyo hanaan sugan, si arrimaha siyaasada cimilada la xidhiidha ay uga dhex muuqdaan dhamaan arrimaha siyaasada

Hore ayaa golaha baarlamaanku u go’aamiyay aragti mustaqbal oo ah in sannadka 2050 eber laga dhigo wasakhda hawada lagu sii daayo. Imika ayaa la filaya in ay xisbiyada ku jira baarlamaanku ayka soo taliyaan sidii middan u shaqayn lahayd, waxaana laga yaaba in la sameeyo sharci cimilada khuseeya. Sidaas ayay leedahay wasiirada cimilada Åsa Romson. 

 

Isha: Ekot

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".