Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Björnklund oo diiday in baadhitaan lagu sameeyo madaarka Bromma

La daabacay fredag 9 januari 2015 kl 10.14
Bromma flygplats. Foto: TT
Madaarka Bromma. Foto: TT

Hoggaamiyaha xisbiga Folkpartiet Jan Björklund ayaa sheegay in aanu jeclayn in ay dawladdu baadhitaan ku samayso gegeda diyaaradaha Bromma.

Björklund ayaa sheegay in aqlabiyadda xubnaha baarlamaanku doonayaan in garoonka diyaaradaha Bromma uu sii shaqeeyo, sidaasi daraadeedna aanu suuragal ahayn qorshada dawladdu wadato.

Xigasho: Ekot

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".