Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Macallimiintu way sii shaqayn karaan bilaa kaadhka aqoonsiga

La daabacay måndag 12 januari 2015 kl 14.00
Försteläraren Stefan Öberg. Foto: Anna Bubenko/Sveriges Radio.
Macallimiintu way sii shaqayn karaan bilaa kaadhka aqoonsiga. Foto: Anna Bubenko/Sveriges Radio.

Haayadda waxbarashada ( Skolverket), ayaa sheegtay in macallimiinta aan aqoonsiga macallinimo haysani sii shaqayn doonaan marka la gaadho bisha julaay ee sannadkan. Hadalkan ayaa jawaab u ah kadib markii macallimiinta aan haysay aqoonsigu (lärarlegitimation),

 welwel badan ka qabeen in maamulayaasha ay u shaqeeyaan ka joojiyaan shaqada. Haayadda waxbarashadu waxa ay sheegtay in aanay jirin wax shuruud ah oo macallinka shaqada ka joojinaya. Maaddaama oo soo bixitaanka kaadhka aqoonsiga macallinku qaadan karo muddo u dhaxaysa lix ilaa sagaal bilood ama wakhti ka badan ba. Sidaasi daraadeedna ay macallimiintu sii shaqayn doonaan ilaa inta ay sugayaan kaadhka aqoonsigooda.

Xigasho: TT

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".