Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
Dab ka kacay nawaaxiga Kronåsen ee Sollentuna. Daaqadaha iyo albaabada in la xirto ayaa la is fareyaa.

Stefan Löfven oo ka qaybgalay bannaanbax ka dhacay Paris

La daabacay måndag 12 januari 2015 kl 17.00
Stefan Löfven. Foto: Lotten Collin/Sveriges Radio.
Stefan Löfven oo ka qaybgalay bannaanbax ka dhacay Paris. Foto: Lotten Collin/Sveriges Radio.

Raysalwasaaraha Iswiidhan Stefan Löfven ayaa ka qaybgalay bannaanbax shalay ka dhacay magaalada Baariis ( Paris), ee waddanka Faransiiska. Mar uu la hadlaayay telefayshanka SVT, waxa uu raysalwasaaruhu sheegay in ay mihiim tahay in la difaaco dimoqraadiyadda iyo xorriyadda.

Waxaanu intaas raaciyay in falalka argagixisada ahi meel walba ka dhici karaan, iyaga oo dhacaya wakhti kasta. Sidaasi daraadeedna loo baahan yahay in gacmaha laysu qabsado sidii loola dagaalami lahaa.

Xigasho: SVT

musa.hassan@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".