Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Iswiidhan oo qorshaynaysa in ay tababarto ciidanka Ciraaq

La daabacay måndag 12 januari 2015 kl 17.30
Militärer patrullerar framför Eiffeltornet i Paris. Foto: TT
Iswiidhan oo qorshaynaysa in ay tababarto ciidanka Ciraaq. Foto: TT

Dawladda Iswiidhan ayaa doonaysa in ay waddanka Ciraaq u dirto saraakiil milatari oo tababar siisa ciidanka waddanka Ciraaq, si ay ula dagaalamaan kooxda IS. Warkani waxa xaqiijisay wasiirka arrimaha dibadda ee Iswiidhan Margot Wallström.

Wasiiraddu waxa ay sheegtay in qorshahani yahay mid ay Iswiidhan rabto in ay ka wada shaqeeyaan waddanka Finland oo isna raba in uu hawshan qabto.

Xigasho: Ekot

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".