Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Göteborg oo qorshe u samaysay dad laga tirada badan yahay

La daabacay tisdag 13 januari 2015 kl 11.00
Ung Minoritet. Foto: Helena Huhta / Sveriges Radio Sisuradio
Göteborg oo qorshe u samaysay dad laga tirada badan yahay. Foto: Helena Huhta / Sveriges Radio Sisuradio

Laba sanno kadib waxa ay magaalada Göteborg hadda diyaarisay qorshe qaran oo ku saabsan qadiyadda bulshooyinka laga tirada badan yahay. Antti Ylisela oo ah madaxa mashruucan, ayaa sheegtay

in ay ujeeddadu tahay sidii loo samayn lahaa hannaan ay bulshooyinka laga tirada badan yahay door fiican ka ciyaarayaan. Iyada oo arrintaasi sharaxaysana waxa ay tidhi;

- Magaalo weyn oo sidan oo kale ah, waa mihiim in uu jiro qorshe iyo nidaam wanaagsan oo lagaga wada shaqaynayo su'aalaha ku saabsan qadiyaddan. Waxa kale oo mihiim ah aanu eegno waxa uu sharcigu ka qabo. Waxa aanu doonaynaa in aanu fursad siino bulshooyinka laga tirada badan yahay, si ay talo ugu yeeshaan qorshahan. Si aanu masuuliyadda u wada qaybsanno.

Xigasho: Sameradion

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".