Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Nin iyo gabadh uu dhalay oo lagu waayay gobolka Dalarna

La daabacay tisdag 13 januari 2015 kl 14.00
Anneli Dimander och Annelie Larsson, administrativ respektive operativ chef för Missing people i Uppsala, tillsammans med Jonas Norman, assisterande operativ chef för Missing people Gävleborg. Foto: Julia Burman Görans/Sveriges Radio
Nin iyo gabadh uu dhalay oo lagu waayay gobolka Dalarna. Foto: Julia Burman Görans/Sveriges Radio

Waxa deegaanka Drevfjället ee gobolka Dalarna shalay lagu waayay nin iyo gabadh uu dhalay oo 11 jir ah. 20 ka mid ah shaqaalaha badbaadada iyo waliba dad badan oo ka soo jeeda tuulada Gördalen ayaa ilaa xalay raadinayay sidii ay u heli lahaayeen aabbahan iyo inantiisa.

Ninkan iyo gabadhan uu dhalay baa ku xanibmay meel u dhaw xuduudka ay Iswiidhan la leedahay Norway. Aabbaha ayaa maalintii isniinta ahayd qaraabadiisa kula xidhiidhay nambarka gargaarka degdega ah ( SOS larm). Waxa imika soo baxaysa in uu odaygii khadka telefoonka uu kula xidhiidhay walaalkii. Isaga oo u sheegay in ay meel cidlo ah ku xaniban yihiin, ayna sugayaan in la caawiyo.

Xigasho: TT, Ekot

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".