Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

SD oo ku adkaysanaysa in ay codka kalsoonida u qaadaan Löfven

La daabacay onsdag 14 januari 2015 kl 09.48
Вотум недоверия шведскому премьеру?

Xisbiga Sverigedemokraterna ayaa la filayaa in maanta soo bandhigaan dalabkooda ah in codka kalsoonida loo qaado raysal wasaare Stefan Löfven

Xisbiga Sverigedemokraterna ayaa ku adkaysanaya in ay codka kalsoonida u qaadaan Stefan Löfven, iyaga oo ku doodaya in aanay wax kalsooni ah ku qabin raysal wasaare Löfven, sida u sheegay ku simaha gudoomiyaha xisbiga Mattias Karlsson

Geesta kale, xisbiyada xulufada garabka midig ayaa sheegay in aanay ka codeyn doonin Stefan Lövfen.

Si kastaba ha ahaate, ilaa hadda ayaa barlaamaanka Sweden shan jeer qaaday codka kalsoonida, balse dhamaantood may ansixin.

Isha: Ekot

samir.dualeh@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".