Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Guddida caddaaladda oo bilawday baadhitaan ka dhan ah booliska

La daabacay onsdag 14 januari 2015 kl 11.30
Polisen
1 av 2
Wêneya lêpirsînê ji mala Mirijam û Lars.

Guddida ugu sarraysa caddaaladda ayaa bilaabay baadhitaan ka dhan ah booliska. Booliska ayaa looga shakisan yahay in qof ka hawl galaa uu dabagal ku sameeyay dadka macluumaadka u gudbiya Raadiyaha Sweden

Middan ayaa ka dambaysay markii wakaalada wararka ee Raadiyaha Sweden, Ekot ay fashilaysay in boolisku sameeyay diiwaangelin loogu magac daray "diiwaangelintii haweenka” liiskan oo lagu diiwaangelin jiray dumarka garaaca ama jidh-dilka loo geysto.

In boolisku uu baadho oo isku dayo in ogaado dadka macluumaadka u gudbiyay warbaahinta ayaa ah mid ka hor imanaysa sharciga dalka. Middan ayaana laga yaaba in boolisku ay ku mutaystaan ciqaab noqon karta in la xidho.

Isha: Ekot

samir.dualeh@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".