Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Boqortooyada oo hambalyaysay dadkii la dagalaamay cudurka Ebola

La daabacay onsdag 14 januari 2015 kl 15.31
Слева направо: принц Даниэль, кронпринцесса Виктория, принцесса Мадлен, принц Карл Филип. Фото: LukeBlacks/flickr.com
1 av 2
Boqortooyada Sawirle: LukeBlacks/flickr.com
Kung Carl XVI Gustaf vid Riksmötets öppnande. Foto: Jonas Ekströmer/TT
2 av 2
Kung Carl XVI Gustaf vid Riksmötets öppnande. Foto: Jonas Ekströmer/TT

Lamaanaha boqortooyada Sweden ayaa hambalyeeyay da’daaladii dadkii gacanta ka geystay la dagaalaanka cudurka Ebola ee ka dilaacay Galbeedka Afrika, oo ay ka mid yihiin Dhakhaatiirta bilaa xuduudka ah

Boqorka ayaa warbixin ka dhegaystay hey’adda Sweden, ka dib markii cudurkaasi ka dilaacay Galbeedka Afrika, isaga oo qudbadisii fasaxa ciida masixiigana ku soo qaatay cudurkan.

Maalinimadii shalay oo salaasa ahayd ayaa kulan arrimaha daba socda oo lagu eegaya marxaladaha uu soo maray cudurka Ebola, lagu qabtay guriga boqortooyada, halkaas oo lamaanaha boqortooyada iyo gabadha sugaysa dhaxalka boqortooyada ee Victoria ay ku qaabileen wasiiradda kaalmada ee Isabella Lövin (MP) iyo wasiirka caafimaadka bulshada iyo ciyaaraha Gabriel Wikström (S).  Kulankan ayaa ujeedada ugu weyn ee lagaga hadlay waxay ahayd in xaaladii adkayd ee cudurkan hadda laga baxay.

Isha:TT

samir.dualeh@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".