Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Masaajidada oo dalbanaya kaalmo dhaqaale si ay sugaan amnigooda

La daabacay onsdag 14 januari 2015 kl 16.30
A picture taken at 13:24, soon after the fire began, shows how it wreathed the whole tower block in smoke. Photo: Asrin Qasim/Private
A picture taken at 13:24, soon after the fire began, shows how it wreathed the whole tower block in smoke. Photo: Asrin Qasim/Private

Urur diimeedyo badan oo muslimiin ah ayaa dalbanaya in la siiyo kaalmo dhaqaale si ay kor ugu qaadaan xaalada amni ee masaajidadooda, middan ayaa ka dambaysay markii weeraro lagu qaaday masaajido ku yaal waddanka muddooyinkii u dambeeyay.

Mid ka mid ah, masaajidada raba in ay dalbadaan kaalmadan dhaqaale, ayaa ah masjidka Uppsala oo isaga dhawaan dhaawacyo loo geystay.

Ka dib markii barlamaanku go’aamiyay ayaa hadda guddida ururka SST oo kaalmooyin dhaqaale siiya urur dimeedyada, uu arrimaha ku bixinaya saddex milyan oo koroon oo loo isticmaalayo sidii loo xoojin lahaa amniga goobahan. 

Isha:TT

samir.dualeh@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".