Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Yuhuud nacaybka oo ku kordhaya Sweden

La daabacay onsdag 14 januari 2015 kl 14.45
Synagoga i Stockholm
Det här är en synagoga i Stockholm. Det är judarnas religiösa byggnad. Foto: Wikimedia Commons

Ka dib weerarkii Paris ayaa hanjaabado badan loo geystay urur diimeedka Yuhuuda ee Stockholm. Urur diimeedkan ayaa hadda sare u qaaday sugida amaankooda, sida ay ku waramayo Telefeeshinka Qaranka Sweden ee SVT.

Waxaa la adkeeyay dhamaan dadka soo gelaya ama ka baxaya goobtan. Xagaagii dhawayd ayay ahayd markii hanjabaad banbaano lagu wargeiyay ururkan. Sida uu ku andocoonayo masuulka amaanka u qaabilsan ururkan, waxaa korodhay nacaybka  loo hayo Yuhuuda, guud ahaan Sweden oo dhan.

Isha: TT

samir.dualeh@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".