Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Isbitaalkee ugu wanaagsan Sweden?

La daabacay onsdag 14 januari 2015 kl 17.45
Pris till universitetssjukhuset. Foto: Peter Weyde/Sveriges Radio
1 av 2
Pris till universitetssjukhuset. Foto: Peter Weyde/Sveriges Radio
Jubel på universitetssjukhuset i Linköping som är bäst i landet. Foto: Peter Weyde/Sveriges Radio
2 av 2
Jubel på universitetssjukhuset. Foto: Peter Weyde/Sveriges Radio

Magaalooyinka Linköping, Jönköping iyo Oskarshamn waxaa ku yaal isbitaalada ugu wanaagsan waddankan, Sweden. Sidaa laga soo xiganayo wargeyska Dagens Medicin

Isbitaalada jaamacadaha, isbitaalka ugu wanaagsan ayaa loo aqoonsaday isbitaalka jaamacada Linköping, halka kaalinta labaad iyo saddexaadna ay galeen isbitaalada jaamacadaha Umeå iyo Örebro.

Isbitaalka gobolka Jönköping ee Ryhov ayaa isna noqday isbitaaalka ugu wanaagsan, isbitaalada aan aadka u waaweynayn, halka isbitaalka Oskarshamn uu noqday isbitaalka ugu wanaagsan isbitaalada yar yar.

Isha:TT 

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".