Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Ururrada diimaha Sweden oo ey cabsi la soo gudboonaatay

La daabacay torsdag 15 januari 2015 kl 11.18
Cidina dan uguma jirto xaaladda cakiran
(3:41 min)
5)	Thella Johnson, SR:s korrespondent, i Polin-museets replika av 1800-talssynagogan i ukrainska (dåvarande polska) Gwoździec.
Goobta cibaadada ee Yuhuudda

Cabsi balaaran ayaa la soo gudboonaatey goobaha lagu cibaadeeysto ee dadyoowga haysta diimaha islaamka iyo yuhuudda, wixii ka dambeeyay dhacdadii argagixisada ee ka dhacday toddobaadkii tagey magaalada Paariis ee caasimadda dalka Faransiiska.

Urur-diimeedka Yuhuudda ee magaalada Stockholm ayaa adkeeyay ammaankiisa, sida ay shaacisay laanta ABC ee idaacadda la iska daawado ee SVT. Iyadoona ammaanka la adkeeyey uu ka mid yahay howlaha la xiriira ka war-haynta cidda soo galeeysa ama ka baxeeysa goobta cibaadada.

Kuleeylihii ina dhaafay ee 2014 ayay ahayd kolkii handadaad loo geeystey, iyadoona uu dhanka kale madaxa ammaanka ee urur-diimeedka Yuhuudda ee dalka Iswiidhen uu dhanka kale sheegay inuu aad kor ugu kacay cabsida loo qabo xarummaha ey leeyihiin qowmiyadda Yuhuuddu.

                                                                                                            kenadid.mohamed@sr.se

Fråga
Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".