Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Cisbitaalka jaamacadda Norrland oo ay kalkaalisooyinku ku yar yihiin

La daabacay torsdag 15 januari 2015 kl 14.40
En undersköterska på akuten på Södersjukhuset lindar foten på en patient Foto: Leif R Jansson /TT.
Foto: Leif R Jansson /TT.

Waxa la xidhay waax ka mid ah dhakhtar jaamacadda Norrland kadib markii ay yaraadeen kalkaalisooyinkii dhakhtarkaasi ka hawlgalayay. Waxa la waayay 17 ilaa 18 kalkaaliso oo ka hawlgali lahaa waaxda qaliinka ee dhakhtarka,

 taasi oo keentay in qayb ka mid ah cisbitaalka oo ka kooban 20 goobood la xidho. Sida ay qortay jarriiradda Folkbladet, qayb ka mid ah shaqadii uu qaban lahaa cisbitaalku ayaa lagu qaban doonaa cisbitaalada kale, laakiin waxa dheeraan doona wakhtiga sugitaanka qaliinada qaar.

Xigasho: TT

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".