Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Tareenadii ku socday Danmark oo hakad galay

La daabacay torsdag 15 januari 2015 kl 15.30
Tåg står stilla på grund av stormen Svea. Foto: TT
Tareenadii ku socday Danmark oo hakad galayFoto: TT / Sveriges Radio

Buundada Öresundsbron waxa uu hakad galay tareenadii u socday Danmark. Saacaddu se markii ay ahayd 12:30, waxa dib u bilow isusocodkii gaadiidka ka imanayay dhanka magaalada Malmö ee u

socday garoonka diyaaradaha ee Kastrups iyo waliba magaalada Köpenhamn. Sidaasi waxa sheegay haayadda waddooyinka Iswiidhan (trafikverket). Xaaladdan ayaa keentay in ay dib u dhacaan gaadiidka qaar. Tareenkan u socday dalka Danmar ee istaagay deegaanka Öresundsbron ayaa ay ugu wacnayd cilad dhanka signaalka ah.

Xigasho: TT

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".