Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

38 000 haween ah oo gudniin loo geystay ayaa sugan Sweden

La daabacay fredag 16 januari 2015 kl 09.22
Somalia, Guinea, Djibouti och Egypten är de länder där könsstympning är vanligast. Foto: Ingvar Karmhed/Scanpix.
1 av 2
Somalia, Guinea, Djibouti iyo Masar ayaa ah dalalka ugu daran xagga gudniinka gabdhaha. Foto: Ingvar Karmhed/Scanpix.
Швеция борется с женским обрезанием
2 av 2
Страны, где практикуется женское обрезание. Grafik: DN

Warbixin cusub oo daray ah ayaa sheegaysa in 38 kun oo haween ah oo gudan ay ku sugan yihiin Sweden, ku dhawaad toddoba kun oo ka mid ahina ay da’doodu ka yar tahay 18-jir, badankooda la soo guday intii aanay waddankan iman

Daraasadan cusub oo ay samaysay hey’adda qaabilsan arrimaha bulshada ayaa ku salaysnayd imisa haween ah ayaa ka yimi waddamada gudniinku caadada ka yahay, gaar ahaan Soomaaliya, Itoobiya iyo Eriteriya. 

Warbixintan oo dheer goor dhow la soco.

samir.dualeh@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".