Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Kartoon looga shakisan yahay banbaano oo la hor dhigay wargeys

La daabacay fredag 16 januari 2015 kl 17.00
Paketet på Norra Hallands trappa innehöll mynta. Foto: Norra Halland/Ann Kristin Ekman.
Paketet på Norra Hallands trappa innehöll mynta. Foto: Norra Halland/Ann Kristin Ekman.

Xarunta wargeysa Norra Halland ayaa dadkii laga daad gureeyay, ka dib markii bushqad looga shakiyay in ay ku jiraan walxaha qarxaa la hor dhigay.

Wax yar ka dib markii saacadu ahayd 11-kii duhurnimo ayaa goobta waxaa soo gaadhay farsamo yaqaanada banbaanada, oo hadda baadhitaan ka wadda goobtaas. Sida laga soo xiganayo mareegta internetka ee wargeyskan, farsamo yaqaanada ayaa burburin doona walaxdan. Ka dib markii ay qarxiyeen farsama yaqaanadu walaxdan ayaa la ogaaday in aanay ku jirin wax qarxaa, balse uu ahaa kartoon laga soo buuxiyay khudrad. 

Geesta kale booliska ayaa sheegay in aanay jirin wax khatar oo ka dhan ahaa wargeyskan.

Isha: Ekot

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".