Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Haweyney soomaalida ku tilmaantay reer baadiye dhib badan

La daabacay måndag 19 januari 2015 kl 15.21
Dhakhtarad dhaleeceeysay soomaalida
(10 min)
Böcker. Hasse Holmberg / Scanpix
Fler lånar böcker i Asarum och Svängsta. Foto: Hasse Holmberg / Scanpix

Maxamed Yuusuf Xassan oo ka mid ah tirada soomaalida 2 000 illaa iyo 2 500 ee ku dhaqan degmada Trollhättan, badankoodna yihiin soomaali dhowaantan dalka yimid ayaa aad uga dhiidhiyay qoraal dhambaal oo ey qortay haweeney lagu magacaabo Alena Novak, mar ay ku howl-geli jirtay dhakhtar xarrummaha tacliinta ee dhallaanka.

                                                                                                          

Alena Novak ayaa qoraalkeedii kaga warrantay soomaalida nawaaxigaa ku dhaqan iyadoona ku soo gabagabeeysay in magaalada Trollhättan ey aad ugu soo bateen soomaalida, isla-markaana halis ku jrto magaaladu, maadaama aaney la qab-san karin nolosha dalkan. Sidoo kale dhakhtaraddu waxay qoraalkeeda ku sheegtay in soomaalidu yihiin reer miyi jaahiliin ah, dagaal badan, yihiin dad isla weyn iyo wixii la mid ah:

                                                                                                        kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".