Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Åkesson oo soo farogeliyey muran ka dhextaagan SD

La daabacay måndag 19 januari 2015 kl 16.15
Mattias Karlsson, Jimmie Åkesson och Björn Söder. Montage/SR

Hogaamiyaha jirada ku qoran ee xisbiga Sverigedemokraterna Jimmie Åkesson ayaa markii ugu horeysey ka hadlay dood xisbigas ka dhextaagan oo la xiriirta cidda noqoneysa xoghayaha xisbiga.

Åkesson ayaa qoral mejl ah oo u soo direy wargeyska Expressen ku sheegay in uu doonayo in Richard Jomshof noqdo xoghayaha cusub ee SD laga billaabo 26 Januari.

Wargeyska Expressen ayaa horey u soo weriyey hagalgan awoodeed oo ka dhextaagan xisbiga SD kuna sabsan cidda noqoneysa xoghayaha xisbiga

Maanta xoghaya xisbiga waxaa ah Björn Söder oo sidoo kale ah ku xigenka labaad ee afhayeenka baarlamaanka.

Källa ekot

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".