Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Ururrada shaqaalaha oo ka doodaya sinnaanta mushaharka

La daabacay tisdag 20 januari 2015 kl 14.00
En bankman i norra Halland skapade låtsaskunder i bankens system.
Ururrada shaqaalaha oo ka doodaya sinnaanta mushaharka

Maanta waxa kulan weyn wada leh ururrada shaqaalaha (fackförbund), waxaanay ka wada hadlayaan sidii xal looga gaadhi lahaa in musharada ragga iyo dumarku is leekaadaan marka ay isku xirfadda yihiin.

 Iyada oo loo eegaya casriga maanta ay bulshadu marayso. Kulankan oo ay ka soo qaybgalayaan ururrada kala ah; LO-, TCO iyo Sacoförbund ayaa su'aasha ugu weyni tahay sidii looga hadli lahaa sinnaanta mushaharada shaqaalaha. Annelie Nordström oo ah guddoomiyaha ururka shaqaalaha degmada ( fackförbundet Kommunal), ayaa iyada oo dhanka kale ka agaasimaysa kalkaalisooyinka caafimaadka waxa ay tidhi;

- Maanta mushaharka kalkaalisada caafimaadka iyo qofka ka shaqeeya geerashka waxa u dhexeeya 2800 karoon. Sidaasi daraadeed waa in aynu arrinta ka hadalno, si heshiis looga gaadho.

Xigasho: Ekot

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".