Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Magaalada Ronneby oo shaqo u abuuraysa dadka dawarsada

La daabacay tisdag 20 januari 2015 kl 15.00
Tiggare Foto: Tahir Yousef P4 Östergötland Sveriges Radio
Magaalada Ronneby oo shaqo u abuuraysa dadka dawarsada Foto: Tahir Yousef P4 Östergötland Sveriges Radio

Si loo joojiyo dawirsiga ay caadaysteen dadka ka yimaadda waddamada midowga Yurub ( tiggare), waxa magaalada Ronneby laga sameeyay mashruuc shaqo loogu abuurayo dadkaasi.

 Waxaanu mashruucani yahay sidii ay dadkani u iibin lahaayeen calaamada ama summadda ururada ama shirkaduhu leeyihiin (kampanjknappar). Taasi oo ka dhigan in ay qaadan doonaan kala badh lacag ay siyaan halkii calaamadba. Calaamadahan ayaa la siiyaa 20 karoon, halkii xabbo ee ay iibiyaanba waxa ay ka heli doonaan 10 karoon. Mashruucan ayaa ah mid si fiican loo soo dhaweeyay.

Xigasho: TT

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".