Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Waddamada Iskaandaneefiyanka oo ka wada shaqayn doonaa dalxiiska

La daabacay tisdag 20 januari 2015 kl 16.00
turist
Tirada dalxiiska yimaada Iswiidhen oo aad u korortay. Sawirka: Hasse Holmberg/TT.

Warbixin cusub ayaa sheegay in waqooyiga Iswiidhan, dalka Norway iyo waliba dalka Finland ay ku fiican yihiin dhanka dalxiiska. Haddii si fiican loo diyaariyana ay soo jiidan karaan dalxiisayaal badan.

Warbixintan oo magaceeda la yidhaa, Tillväxt från norr ayaa muujinaysa in ay tahay wakhtigii waddamada kor ku xusani ka wada shaqayn lahaayeen arrimaha dalxiiska. Kristina Persson wasiirka mustaqbalka iyo xidhiidhka waddamada Nordan loo yaqaano ayaa sheegtay in ay mihiim tahay in laga shaqeeyo sidii dalxiisayaal badan loogu soo xidhi lahaa deegaanadan.

Xigasho. Ekot

musa.hassan@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".