Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

BRÅ: dhibaatada Falastiin baa u sabab ah yahuud naceybka

La daabacay onsdag 21 januari 2015 kl 16.26
Foto: SVT
Foto: SVT

Naceybka ay qoomiyada Yaduuda la kulanto qayb yar oo ka mid ah waxay kaga timaadaa qolyaha Naadsiga ah. Balse inta badan naceybka Yahuuda waxaa gundhig u ah dagaalka ka dhex taagan Israel iyo Falastiin. Sidaas waxaa muujinaya warbaxinta guddiga ka hortaga falal-denbiyeedyada (BRÅ) ka sameeyey danbiyada naceybka ku dhisan

” Mararka qaar naceybka Yahuud waxaa loo aaneyn karaa mabaadiida ku dhisan nationalsocialism/…/ Laakiin maanta waxaa caadi ah in naceybka Yahuuda xiriir la leeyahay dagaalada ka socda bariga dhaxe, gaar ahaan midka u dhaxeeya Israel ityo Falastiin” ayey hey’adda ku qortay warbaxinteeda.

 

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".