Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Shaqaale looga shakiyay cudurka Ebola oo loo soo dhoofiyo Sweden

La daabacay torsdag 22 januari 2015 kl 13.40
Eboladräkter i rum
Antalet smittade blev mycket färre än befarat. Riskmedvetenheten kan vara en förklaring. Foto: Abbas Dulleh/TT

Ruux Swedish ah oo u shaqeeya Bisha Cas ayaa looga shakisan yahay in uu qaaday cudurka Ebola. Qofkan ayaa hadda loo soo dhoofiyay Sweden

Inkastoo ruuxan aanay ka muuqan calaamadaha cudurka Ebola, balse waxaa la ogaaday in aanu si wanaagsan ugu gaashaanayn maryaha la iska difaaco cudurkaa ee la xidho. Qofkan ayaa hadda ku soo wajahan Sweden, sida ay Bisha Cas u sheegtay wakaalada wararka ee TT.

Isha:TT

samir.dualeh@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".