Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Roomaniyiin dib loogu celinayo waddankoodii

La daabacay torsdag 22 januari 2015 kl 15.30
Vi vill åka hem, säger flera av de romer som sov på järnvägsstationen i Sundsvall i natt. Foto Ulla Öhman
Vi vill åka hem, säger flera av de romer som sov på järnvägsstationen i Sundsvall i natt. Foto Ulla Öhman

Dad tiradoodu gaadhayso 60-qof oo roomi ah, kana soo jeeda waddanka Roomaaniya oo ku dhaqan gobolka Blekinge  ayaa dib loogu celinaya waddankoodii. Dadkan ayaa laga caawinaya laydhka iyo kharashaadka kale, marka ay ku noqdaan guryahoodii

Arrinkan waxaa iska kaashanaya ururada mucaawimo Swedish ah oo ka hawlgala gobolka Blekinge, dad iskood isu xilqaamay iyo safaarada Roomaaniya ee waddankan Sweden.

Dadkan ayaa la siin doono waxbarashooyin xirfadeed oo ay ka mid tahay sida wax loo nadiifiyo iyo sida loo daryeelo dadka jilicsan.

Isha:  P4 Blekinge

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".