Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
Dab ka kacay nawaaxiga Kronåsen ee Sollentuna. Daaqadaha iyo albaabada in la xirto ayaa la is fareyaa.

Kalkaalisooyin caafimaad oo shaqada iskaga tegaya

La daabacay torsdag 22 januari 2015 kl 16.30
Sjuksköterskor - en allt större bristvara. Foto: Bertil Ericson / SCANPIX
Sjuksköterskor - en allt större bristvara. Foto: Bertil Ericson / SCANPIX

Maanta waxaa shaqada si deg deg ah uga tegaya 13 kalkaaliso oo ka hawlgala goobaha lagu daryeelo bukaanada ee degmada Boden, go’aankan waxaa ka dambeeyay kulan ay yesheen xalay fiidkii

Kalkaalisooyinka caafimaad ayaa ku doodaya in shaqadu ku kordhay tan iyo intii maamulka degmada ee gaadiidka iyo caafimaadku ay la wareegeen gacan ku haynta goobahan caafimaadkan.

Kalkaalisooyinkan caafimaad ayaa maanta gudbiyeen warqada codsi ee ay rabaan in ay shaqada kaga tagayaan. 

Isha: P4 Norrbotten

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".