Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Magaalada Borås oo lagu xidhayo qalab soo qabta dhaqaaqa Mobile-da

La daabacay fredag 23 januari 2015 kl 14.30
Genom sensorer kan man hålla koll på hur plantorna mår och anpassa ljuset därefter. Foto: Heliostectra
Genom sensorer kan man hålla koll på hur plantorna mår och anpassa ljuset därefter. Foto: Heliostectra

Faras magaalaha Borås ayaa laga yabaa in lagu xidho qalab soo qabanaya calaamadaha talefoonada gacanta lagu qaato, ujeedada ka dambaysa hindisahan ayaa ah in daraasad lagu sameeyo dhaqaaqyada dadka soo booqda badhtanka magaaladan.

Middan oo xiiso gaar ah u samaynaysa dadka leh hantida ma guurtada ah, kuwa leh meherada dukaanada iyo maamulka degmadaba.

Maamulka degmada Borås ayaa ah, midkii labaad ee qalabkan isticmaala. Iyada oo qalabkan ay magaalada Västerås isticmaasho. Sidoo kale hadda waxaa kordhaya magaalooyinka xiisaynaya in ay isticmaalan qalabkan.

Geesta kale, waxaa dhaleecayn loo jeedinaya qalabkan. Guddida dabagalka kombiyuutarada ayaa hadda wada baadhitaan ku aadan qalabkan.  

Isha: Ekot

samir.dualeh@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".