Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Xisbiga M oo daba ka riixaya hindise qofku ku bedeli karo shaqadiisa

La daabacay fredag 23 januari 2015 kl 17.31
Ulf Kristersson, nuvarande ekonomiskpolitisk talesperson för Moderaterna. Foto: Jonas Ekströmer/TT
1 av 2
Inte självklart att Ulf Kristersson, nuvarande ekonomiskpolitisk talesperson för Moderaterna, utses till finansminister om alliansen vinner extravalet. Foto: Jonas Ekströmer/TT
Съезд Консерваторов Швеции выберет нового лидера
2 av 2
Предполагаемый лидер Консерваторов Anna Kinberg Batra. Foto: TT

Xisbiga Moderat-ka ayaa tageero u raadinaya hindise uu qofku ku bedeli karo shaqadiisa xirfadeed, haddiiba uu xanuunsado amaba ay la soo darsaan sababo kale oo aanu shaqadiisa u sii wadan karin.

Sidaa waxaa bogga dooda ee wargeyska Dagens Nyheter ku qoray afhayeenka xisbiga Moderat-ka u qaabilsan siyaasadda dhaqaalaha Ulf Kristersson, qormadan oo sidoo kale uu ku qaada dhigay siyaaasada dhaqaale ee xisbigiisa.

Geesta kale hogaamiyaha xisbiga Moderat-ka Anna Kingberg Batra ayaa waraysi ay siisay isla wargeyskan Dagens Nyheter sheegtay in aanay hadda rabin in wax laga bedelo xuquuqda shaqada, ayna u han weyntahay nidaamka uu  u shaqeeyo suuqa shaqada ee Sweden.

Isha: DN, TT

samir.dualeh@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".