Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Nin iska dhigay in uu yahay dhakhtar ku takhasusay xubinta dhalmada haweenka

La daabacay fredag 23 januari 2015 kl 13.14
Foto: All Over Press
Foto: All Over Press

Nin dhalinyaro oo iska dhigay in uu yahay dhaktar ku takhasusay xubinta dhalmada haweenka, ninkan ayaa la ogaaday bil ka dib.

Ninkan dhalinyarada ah, aya markii la xidhay wuxuu qol kula jiray qof bukaan ah, isaga oo markaa ku labisan dhakharka iyo astaanta isbitaalka S.t Mary.

Ninkan ayaa bukaanka isugu sheegay in uu yahay Dr. Robinson. Sida ay ku warameen shaqaale ka hawlgala isbitaalka. Wiilkan markii boolisku qabtay ayay hooyadii sheegtay in uu yahay xanuunsan yahay oo aanu dawadiisii qaadan. Geesta kale fariin ka soo baxday isbitaalka ayaa sheegaysay in aanu wiilkan la kulmin wax bukaan ah. 

Isha: Metro

samir.dualeh@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".