Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Xubin yar ee oogada haweenka oo dood ballaaran dhalisay

La daabacay fredag 23 januari 2015 kl 18.43
Erey laga doodey isticmaalkiisa
(11 min)
Mukhtar Maxamed Yusuf, frilansjournalist. Foto: Eget
Mukhtaar Maxamed Yuusuf, suxufi madax bannaa. Sawirle: Mukhtaar Maxamed Yuusuf

Mukhtaar Maxamed Yuusuf, oo ka mid ah soomaalida iswiidhishka ee ku dhaqan dalkan, wuxuu ka mid yahay dadyoowgii ka qayb qaatay dood beryahanba socotay oo la xiriirtay barnaamij ka baxay idaacadda Radio Sweden, lanteeda af-ka soomaaliga. Barnaamijkaa ayaa ku saabsanaa qalliin lagu sameeyey haweeney horey loo guday oo dib loo sancadeeyey, iyadoona dib loo soo nooleeyey haraagii kintirkii laga jaray. Mukhtaar wuxuu sheegay in arrinkani yahay mid wax ka bedeli doona waaqaca iyo fikirrada soomaalida, mar uu khadka telefoonka ugu warramayay laanta idaacadda:

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".