Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

The Mauler oo cashar loo dhigay

La daabacay måndag 26 januari 2015 kl 15.31
Svenske Alexander 'The Mauler' Gustafsson (tv) i den lätta tungviktsmatchen mot Anthony 'Rumble' Johnson (th) från USA under MMA-galan UFC Fight Night Stockholm i Tele2 Arena.
1 av 2
Svenske Alexander 'The Mauler' Gustafsson (tv) i den lätta tungviktsmatchen mot Anthony 'Rumble' Johnson (th) från USA under MMA-galan UFC Fight Night Stockholm i Tele2 Arena. Foto: Jessica Gow/TT.
"The Mauler" under nattens gala. / Foto: Jessica Gow / TT
2 av 2
"The Mauler" under nattens gala. / Foto: Jessica Gow / TT

Ninka Swedishka ah, ee magaciisa la yidhaahdo Alexander “The Mauler” Gustafsson ee ciyaara ciyaaraha feedhka iyo laadka ee loo yaqaano UFC ayaa guuldaro weyni soo gaadhay ciyaar dhexmartay isaga iyo Anthony Rumble oo ah nin Maraykanka u dhashay

Ciyaartan ayaa lagu kala baxay wareegii koowaad, ka dib markii uu garsoorihii ciyaartu joojiyay in ciyaartu si socoto.

Isha: Radiosporten

samir.dualeh@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".