Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

QM oo dhaleecayn u jeedisay Sweden

La daabacay måndag 26 januari 2015 kl 17.31
FN-flaggan. Foto: Janerik Henriksson/TT
FN-flaggan. Foto: Janerik Henriksson/TT

Qaramada Midoobay ayaa dhaleecayn dusha uga tuurtay Sweden, guddida QM uu qaabilsan xuquuqul insaanka oo maanta la kulan kula leh Sweden magaalada Geneve, ayaa Sweden dhaleecayn badan loogu jeedin doona

Dhaleecaymaha Sweden loo soo jeedinayo waxaa ka mid ah dembiyada laga galo dadka laga tirada badan yahay ee ku dhaqan Sweden oo kordhaysa. Dawlada Sweden ayaa lagu dhiirigelinaya in ay mamnuucdo ururada xagjirka cunsuriyiinta.

Sidoo kale Sweden ayaa lagu dhaleecaynaya in aanay gabbaad siin caruurta qaxoontiga ah, in aanay wax ka qaban rabshadaha ay sababaan xidhiidhyada dhow iyo in aanay Sweden lahayn hey’add u dooda xuquuqda aadanaha.

Isha:SVT

samir.dualeh@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".