Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Xisbiga SD oo doortay xoghaye cusub

La daabacay måndag 26 januari 2015 kl 16.30
Richard Jomshof, Sverigedemokraterna. Foto: JESSICA GOW / TT
1 av 2
Richard Jomshof, Sverigedemokraterna. Foto: JESSICA GOW / TT
Den vikarierande partiledaren för Sverigedemokraterna snackar skit om Jimmie. Johannes reder ut om han är en röv eller bara ett klantarsel. Foto: Foto: Niki Bergman/Sveriges Radio
2 av 2
Den vikarierande partiledaren för Sverigedemokraterna snackar skit om Jimmie. Johannes reder ut om han är en röv eller bara ett vanligt klantarsel. Foto: Foto: Niki Bergman/Sveriges Radio

Kulan ay maanta yeesheen guddida fulinta ee xisbiga Sverigedemokraterna ayaa  Richard Jamshof loogu caleemo saaray in uu noqdo xoghaya guud ee xisbiga SD. 

Xoghaya hadda shaqada ka tegaya ee Björn Söder ayaa  jagadan sii hayn doona hal bil, intaa ka dib waxaa booskan la wareegi doona xoghaya cusub. Björn Söder ayaa sannadkii 2013 ka dhawaajiyay in ka degaayo booskan sannada 2014, balse middaas ayaa dhicin ka dib markii xisbigu galay laba doorasho iyo xanuunkii gudoomiyaha xisbiga Jimmie Åkesson.

Inkastoo dhamaadkii sannadkii 2014 uu Björn Söder sheegay in aanu ka degayn jagadan, ayaa hadalkaasi wuxuu noqday mid uu keli ku noqday, ka dib markii hogaanka xisbigu isku raacay in la bedelo xoghaya guud ee xisbiga.

Isha: Aftonbladet

samir.dualeh@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".