Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

FBI oo maalgelinaysa cilmi baadhis ka socota Jaamacada Göteborg

La daabacay måndag 26 januari 2015 kl 15.00
gamla Götaverkens kranar
Viktiga för Göteborgs varumärke

Machadka cilmu nafsiga ee jaamacada Göterborg ayaa ka dalbaday lacag dhan shan milyan ciidamada booliska waddanka Maraykanka ee magacooda loo soo gaabiyo FBI

Cilmi baadhistan ayaa la xidhiidha hab la xidhiidha waraysiyada. Mashruucan ayaa la xidhiidha ila helo hab lagu qaadi karo waraysiyada si looga hortago weeraro argagixiso mustaqbalka. Habkan ayaa ah mid lagu ogaan karo in qofku been sheegayo iyo in uu run sheegayo.

Isha: SVT Västnytt

samir.dualeh@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".