Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Ururka Pegida oo raba in ay mudaharaad ka dhigaan Malmö

La daabacay måndag 26 januari 2015 kl 15.45
I Berlin var motdemonstranterna många fler men i Dresden kom det rekordmånga Pegida-demonstranter på måndagskvällen. Foto: Daniel Alling/Sveriges Radio.

Dhaqdhaqaaqa waddiniyiinta reer Yurub ee ka soo horjeeda islaamka ku faafaya waddamada reer galbeedka ee magiciisa loo soo gaabiyo Pegida, oo aaminsan in uu jiro qorshe lagu Islaamka loogu faafinayo waddamada reer galbeedka

Ururkan ayaa raba in ay mudaharaad ka dhigaan magaalada Malmö, sagaalka bisha labaad oo ku beegan maalin isniin ah. Mudahaaradkan oo la filayo in ay ka soo qayb galaan dad gaadhaya 200 oo qof ayaa la sidoo kale la filayaa in tiro inta ka badan oo ka soo horjeeda ururkan ay iyaguna mudaharaadaan.

Geesta kale ururkan Pegida oo laga asaasay waddanka Jarmalka, halkaasna ka dhigay mudahraadyo ay isugu soo baxeen kumanaan qof ayaa sidoo kale mudahaarado ka dhigay waddamada Norway iyo Denmark, inkastoo aanay dad badan u so bixin mudahaaradada uu ka dhigay dalalkan waqooyiga Yurub.

Isha: TT

samir.dualeh@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".