Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Aabe loo ogaaladay fiise si u sagootiyo maydka qoyskiisa

La daabacay tisdag 27 januari 2015 kl 13.00
Många kom till ljuscermonin i Trehörningsjö. Foto: Viktor Åsberg/SR
1 av 3
Många kom till ljuscermonin i Trehörningsjö. Foto: Viktor Åsberg/SR
Tre döda i tågolycka i Trehörningsjö. Foto: Lennart Sundwall
2 av 3
Tre döda i tågolycka i Trehörningsjö. Foto: Lennart Sundwall
Tre döda i tågolycka i Trehörningsjö
3 av 3
Tre döda i tågolycka i Trehörningsjö. Foto: Lennart Sundwall

Aabe u dhashay waddanka Afqaanistaan oo waayay xaaskiisii iyo labadiisa caruur ahaa, ka dib markii tareen ku jiidhay magaalada Örnsköldsvik, iyaga oo ka talaabaya waddada ayaa hadda loo ogaaladay in uu yimaado Sweden, si u maca salaameeyo qoyskiisa

Aabahan oo ku sugan xero qaxoonti oo ku waddanka Giriiga ayaa dhib weyn ka kulmay in uu helo dal ku gal uu ku yimaado Sweden, si uu u sagootiye maydka xaaskiisa iyo caruurtiisa.

Inkastoo ninkani aanu goosan tigidhkii uu Sweden kaga noqon lahaa, sidoo kalena aanu cadayn in uu is masruufi karo marka uu Sweden yimaado, ayaa haddana la siiyay fiise uu waqti yar ku joogi karo Sweden oo saddex bilood ah.

Isha: P4 Västernorrland

samir.dualeh@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".