Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Wayeelka badan oo weheshaday niyad jab

La daabacay tisdag 27 januari 2015 kl 17.00
Äldre par. Foto: Jessica Gow/TT
1 av 3
Foto: Jessica Gow/TT
Äldre man vid dator. Foto: TT
2 av 3
Äldre man vid dator. Foto: TT
Äldre kvinna med stavar och kassar på väg över ett övergångsställe. Foto. Hasse Holmberg / TT
3 av 3
Äldre kvinna med stavar och kassar på väg över ett övergångsställe. Foto. Hasse Holmberg / TT

Dad badan oo wayeel ah oo la il-daran niyad jab ayaan helin wax kaalmo ah. Sidaa u daaha ka fayday baadhitaan ay samaysay hey’adda dawliga ah ee qaabilsan qiimaynta iyo kobcinta daawooyinka ee magaceeda loo soo gaabiyo SBU

Hey’adda ayaa dabagalkaas samaysay ka dib markii ay mashruuc ka heshay dawlada, midkaas oo lagu ogaaday in 10-kii qof ee wayeel ah ee ka weyn 65-sanno uu hal qof uu la il-daran yahay salcaanimo.

Sababta ayaa loo aanaynayaa in ay tahay in kaalmada dadkani ka helaan xarumaha daryeelka bukaanku ay aad u hoosayso, sidoo kalena ay daawooyin badan oo dadkan loo qoray aanay ahayn kuwii ku haboona.

Dawooyinka ka hortaga salcaanimada ama niyad jabka ee loo gu talo galay dadka yar yar ayaan sidoo kale wax saamayn ah ku yeelan karin dadka waaweyn, sida lagu sheegay baadhitaankan.

Isha: Ekot

samir.dualeh@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".